soomaali - Sorah Al-Ghashiya ( The Overwhelming )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Ghashiya ( The Overwhelming )

Choose the reader

soomaali

Sorah Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Verses Number 26
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْغَاشِيَةِ ( 1 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 1
Ma ku soo gadhay Qiyaamada warkeedii.
وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ خَاشِعَةٌ ( 2 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 2
Wajiyaal Maalintaas way dullaysnaan.
عَامِلَةٌ نَّاصِبَةٌ ( 3 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 3
Waxayna qaban Shaqo dhib ah.
تَصْلَىٰ نَارًا حَامِيَةً ( 4 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 4
Waxayna gali Naar kulul.
تُسْقَىٰ مِنْ عَيْنٍ آنِيَةٍ ( 5 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 5
Waxaana laga waraabin il kulayl daran.
لَّيْسَ لَهُمْ طَعَامٌ إِلَّا مِن ضَرِيعٍ ( 6 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 6
Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta).
لَّا يُسْمِنُ وَلَا يُغْنِي مِن جُوعٍ ( 7 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 7
Taasoon waxna cayilinhaynin Gaajana wax ka taraynin.
وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاعِمَةٌ ( 8 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 8
Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta).
لِّسَعْيِهَا رَاضِيَةٌ ( 9 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 9
Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii.
فِي جَنَّةٍ عَالِيَةٍ ( 10 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 10
Janno sarana way gali.
لَّا تَسْمَعُ فِيهَا لَاغِيَةً ( 11 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 11
Kumana maqasho Jannada hadal macna darro.
فِيهَا عَيْنٌ جَارِيَةٌ ( 12 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 12
Waxaana ah dhexdeed il socota.
فِيهَا سُرُرٌ مَّرْفُوعَةٌ ( 13 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 13
iyo Sariiro la koryeelay.
وَأَكْوَابٌ مَّوْضُوعَةٌ ( 14 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 14
Iyo koobab la hor dhigay (ehlu Jannaha).
وَنَمَارِقُ مَصْفُوفَةٌ ( 15 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 15
Iyo Barkimooyin la safay.
وَزَرَابِيُّ مَبْثُوثَةٌ ( 16 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 16
Iyo gogol la fidiyay.
أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ ( 17 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 17
Miyayna fiirinaynin sida Deela loo abuuray.
وَإِلَى السَّمَاءِ كَيْفَ رُفِعَتْ ( 18 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 18
Iyo sida Samada loo koryeelay.
وَإِلَى الْجِبَالِ كَيْفَ نُصِبَتْ ( 19 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 19
Iyo sida Ruuraha loo taagay,
وَإِلَى الْأَرْضِ كَيْفَ سُطِحَتْ ( 20 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 20
Iyo sida dhulka loo fidiyay.
فَذَكِّرْ إِنَّمَا أَنتَ مُذَكِّرٌ ( 21 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 21
Ee Waani dadka waxaad tahay waaniyee (Nabiyow).
لَّسْتَ عَلَيْهِم بِمُصَيْطِرٍ ( 22 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 22
Mana tihid mid xoog ku leh (qasab).
إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ ( 23 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 23
Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa).
فَيُعَذِّبُهُ اللَّهُ الْعَذَابَ الْأَكْبَرَ ( 24 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 24
Eebana wuu caddibi Caddibaadda u wayn.
إِنَّ إِلَيْنَا إِيَابَهُمْ ( 25 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 25
Xagganagayna u soo noqon (khalqigu).
ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا حِسَابَهُم ( 26 ) Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - Ayaa 26
Annagaana xisaabin.

Choose language

Choose Sorah

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share